Skip to main content

One post tagged with "ai"

View All Tags

Fahamka Model Context Protocol (MCP) โ€“ Xirfadda Cusub ee Isku Xirka Caqliga Macmalka ah

ยท 6 min read
Shutiye Dev
Software Engineer & Educator

Model Context Protocol (MCP) waa heer furan oo caalami ah oo fududeeya sida barnaamijyada Caqliga macmalka ah (AI) ay ula macaamilaan xog dibadeed, qalab iyo hawlo Automatic ah. MCP wuxuu u shaqeeyaa sida USB-C oo dunida AI ah: halkii adeeg kasta uu samayn lahaa isku-xirkiisa gaarka ah, MCP wuxuu bixiyaa hal qaab oo bartilmaameed ah oo ay dhammaan barnaamijyadu si fudud ugu xiri karaan.